Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Taliyihii Ciidanka Boliiska Gobolka Bay oo iscasilay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 24 2008
Taliyihii Ciidanka Boliiska Gobolka Bay oo iscasilay
Written by Ali Moallim   
Thursday, 24 April 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)- Xilli ay sii kor dhayaan dhibaatoyinka ka taagan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, isla markaasina ay wax ka qaban waayeen Mas`uuliyiinta Maamulka Gobolka ka teliya ayaa waxaa maanta xilkiisa iska casilay Taliyihii Ciidanka Booliiska Gobolka Bay Generaal Ibraahim Macalin Kutub.

Taliyihii Qeybta Booliiska Gobolka ayaa waxaa uu sheegay in uu dhibaatooyin badan uu la kulmay intuu xilka u hayay Dowladda Federaaka KMG ah ee Soomaliya, sababaha uu isku casilayna taasi ay ka mid tahay.

Mr Kutub oo ah Taliyaha Maanta is casilay ayaa sheegay in uu wax ka qabtay amaanka Magaalada Baydhabo, hasa ahaatee waxa uu tilmaamay in uu waayay cid wax kala qabata amaandarida Magaalada Baydhabo ka jirta.

Ma ahan markii ugu horeysey ee uu is casilo teliye Ciidanka Booiska Gobolka Bay,teliyii kahoreey teliya manta iscasiley ayaa asna sidaan oo ale waxa uu iska casiley xilkisa,kadib markii dhoor jeer laweerarey looguna hanjabey in ladilidoono hadii uusan iska casilin xilka uu uhaayo Dowladda,taas oo lagu tirinayo in ay kadanbeeyeen xooxaha Dowladda kahorjda

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >